Tuulada Cali-Xaydh Waxay Ka Tirsantahay Gobolka Gabilay NOT Awdal – Maps???

A) Xuduudii Ingriiska Ee udhexeeyay Hargesa Iyo Borama wuxuu ka bilaabmaa meel u dhaw garab-haadlay, too ayaa waqqooyai ugu baxaa , markuu maray garba-dadar iyo Qabri-baxar dhexdoooda ayaa waqooyi bari u kacaa illa iyo Ceel Sheikh. Markaa Cali Xaydh waa Hargiesa amma Gabilay . Daawo maabka hoos ka muuqda.

B ) Maabka hoos ka muuqadaa wuxuu sheegayaa iska dhaaf maabkii British Somaliland ee taliskii Siyad Barre ayaa Cali xaydh kaga tagay iyada oo Gabilay ka tirsan. Markaa goorma ayay Cali Xaydh Baki ku biirtay oy Gabilay ka guurtay???

GABILAY

https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/120228_OCHASom_Administrative_Map_Wooqoyi-Galbeed_Gebiley_A3_1.pdf

BAKI

https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/120222_OCHASom_Administrative_Map_Awdal_Baki_A3.pdf

Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply