Tacsi Tiiraanyo Leh – Geerida Ku Timi AHN Maruum Maxmuud Aw Jamac Maax Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada London إنا لله Ùˆ إنا لله راجعون

230

Bahda Booddaalenews iyo Qoyska Reer Abdi Yuusuf Cawad waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u gudbinayaan ehelada iyo ubadka iyo asxaabta uu ka baxay Allah Ha U Naxariisoe Maruum Maxmuud Aw Jamac Maax Oo Maanta Ku geeriyooday magaalada London . Inna Lilaahi wa innaa ilayhi raajucuun.إنا لله و إنا لله راجعون