Tacsi Tiiraanyo Leh: Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Uu  Ka Baxay AHUN Maxmuud Cabdi Jireh

217

Tacsi Tiiraanyo Leh: إنا لله و انا إليه راجعون Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Uu  Ka Baxay AHUN Maxmuud Cabdi Jireh Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Dammam, KSA.  Samir iyo Iimaan Allah Ha Inaga siiyo Dhammanteen  ا لله و انا إليه راجعون لا حول ولا قوة الا بالله العلي. العظيم