Tacsi Tiiraanyo Leh – صبرا وإيمانا يا آل جولييد – Bahda Booddaalenews waxay si Tiiraanyo leh U Tacsiyadaynaysa Dhamman Reer Cumar Xasan Guuleed Iyo Dhamman Dadka Reer Hargeysa-Wayn Geerida Ku Timi Alla Ha U Naxariisto’e Guuleed Axmed Cumar Guuleed Oo Shalay Lagu Aaasay magalada Isambuul Ee Turkiya .

Bahda Booddaallenews waxay si Tiiraanyo leh U Tacsiyadaynaysa Dhamman Reer Cumar Xasan Guuleed Iyo Dhamman Dadka Reer Hargeysa-Wayn Geerida Ku Timi Alla Ha U Naxariisto’e Guuleed Axmed Cumar Guuleed Oo Shalay Lagu Aaasay magalada Isambuul Ee Turkiya .

Ilaahay Ehelka Iyo Asxaabta iyo Tol wayaha Samir iyo Iimaan ha ka siiyo, Marxuumkana Ilaahay Naxariistii Janno Ha ka Waraabiyo

صبرا وإيمانا يا آل جولييد

عظم الله أجركم وأحسن عزاءكم وغفر لميتكم. اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات. يا من يعز علينا أن نفارقهم وجدنا كل شيء بعدكم عدم. اصبر لكل مصيبة وتجلد واعلم بأن المرء غير مخلد

إقرأ المزيد على موضوع.كوم:

Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply