Taarikhda Berbera 1856 ( History of Berbera 1856)

History of Berbera 1856 Taarikhda Berbera 1856
According to a trade journal published in 1856, Berbera was described as “the freest port in the world, and the most important trading place on the whole Arabian Gulf.”:

only seaports of importance on this coast are Feyla [Zeila] and Berbera; the former is an Arabian colony, dependent of Mocha, but Berbera is independent of any foreign power. It is, without having the name, the freest port in the world, and the most important trading place on the whole Arabian Gulf.     From the beginning of November to the end of April, a large fair assembles in Berbera, and caravans of 6,000 camels at a time come from the interior loaded with coffee, (considered superior to Mocha in Bombay), gum, ivory, hides, skins, grain, cattle, and sour milk, the substitute of fermented drinks in these regions; also much cattle is brought there for the Aden Market.”[85]       
Historically, the port of Berbera was controlled indigenously between the mercantile Reer Ahmed Nur and Reer Yunis Nuh sub-clans of the Habar Awal.[86]

Sida Uu qoray Juurnaal ganacsi oo la daabacay sanakii 1856 (163 Sano a khor) Berbera waxa lagu sifeeyay “Dekedda Ugu Xorsan Adduunka”, iyo goobta ugu muhimsan dhinaca ganacsiga ee Gacanka Carabta ( magacii hore ee Gacanka Cadmeed).   Dekadaha muhiimka ah ee xeebtaas ku yaallaa waa Zaylac iyo Berbera: Ta hore ( Zaylac) waa mustacmarad Carbeed oo Mokha (yemen) ayaa laga xukumaa , Laakiin Berbera way ka madax-bannantahay quwado ajaanib. Berbera iyadoon magac dawladnimo lahayan, hadana waa dekedda Adduunka ugu xorsan, iyo goobta igu muhimsan ee ku talla Gacanka Carbeed.
Laga bilaabo besha Novermber illaa dhammaadka April, carwo ganacsi oo ballaadhan ayaa laga aloosaa Berbera , safro ka kooban 6,000 oo awr ayaa ka soo gala dhinay miyiga iyagoo ku raran Bun (nooc ka sarreeya kan Mokha marka la geeyo Bombay) , xabag, fool Maroodi, Hargo iyo Saamo, Midho, Xoolo-nool iyo Caano Dhanaan, oo marka mandaqan la joogo ah badaalka shaaraabaka la Khamiiryo (Khamriga) . Xoolaha nool inta badan waxaa la geeyaa suuqa Cadmeed.
Taariikh ahaaan dekadda Berbera wax Kontroola oo ay ka dhaxaysaa Reer Axmed Nuux iyo Reer Yunis Nuux oo ah jifooyin ka tirsan Habar Aawal.  
   
Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply