Sudan oo Maraysa Jid Afar Gees Ah, Xaaladda Dhaqaalahu Waa Sidee ? {Sudan at the turning point: but what of the economy?}

The future of Sudan hangs very much in the balance in a tug of war between civilian protestors and the military. The economic outcome is even harder to divine, with little data available

Mustaqbalka Sudan wuxuu ka lushaa nattiijada ka soo baxda dagaal-tuuga u dhexeeya mudaharaadayaasha iyo militariga . Xaaladda dhaqaale iyo waxay ku dammbaynasaa ayaan la saadaaalinkarin. Xogta laga hayo sida wax yihiin ayaa iyana aad u kooban.

Bal nala wadaag link Hoos ku dhigan oo fafahinaya macdanta dahabka ee dadka Suadn dhulka ka gurtaan. Dahabka oo Sudan lagu yiqiin ilaa xiligii Faraacinada .

Maanta ku dhawaad hal Million oo qof ayaa buuraha iyo bannanda Sudan macdanta dahabka ka gurta. Haseyeeshe, waxa dahabka ka soo baxa inta badan waxay ku dhacaan jeebadaha masuuliin Musuq Maasuq ku mamay.

https://www.dw.com/en/sudan-at-the-turning-point-but-what-of-the-economy/av-48431546

Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply