Somaliland ayaa Laascaanood ku soo dhawaysay ciidamo ka soo goostay Puntland, Ciidamadan ayaa degmada Boocame ee gobolka Sool hore ugu joogay Puntland.

Tirada ciidamada ayaa lagu sheegay 30 Askari iyo taliyihii hoggaaminayay.

Image may contain: sky, cloud and outdoor, text that says

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor, text that says

Advertisements