Komishanka: Waxaa Loo Baahanyahay Wax-ka-badal Xeer 20 Oo Ogolaanya In Laka Diri Karo Komishanka

Heshiinka lagu soo af-jaray muranka labada komishan lama qorrin – waa ballanqaad afka laga yidhi oon waliba la qeexin sida loo fulinayo iyo cidda fulinaysa.

Waxaa la isla qaattay in komisahanka cusub la kala diro iyadoo la raacayo taladii guddida dhexdhexaadinta.

Maucaaradku waxay fahmeen in arrinka ay xukuumada/kulmiye dhammaystiraan ka hor 10 January 2020 . Haseyeeshee, maanta arrinkii Maxawaynuhu wuxuu ku riixay Xisbiga Kulmiye – “”waa sheeko xisbiyada ka qaxaysa””.

Xisbiga Kulmiye wuxuu ummadda u sheegay inay xeerka doorashooyinka ka waayeen qodob jidaynaya in, sabab La’an, la kala diro komishan la soo doorttay.

Inaan qodob Komishanka kala dirayaa jirin carruurtuna wax ogayd ee Siyaasiyiinta Somaliland Ma iyagaa waalan, mise Cadanbaa Laga Heesayaa

Labada guddoomiye ee xisbiyada mucaaradku dhincooda arrinka way baylihiyeen, oo iyagoo arkaya madmadow meesha ku jira ayay waddanka debadiisa tamashle ugu ambabaxeen .

WAA CEELNA UMA QODNA CIIDANNA UMA MAQNA

MAXAA TALO AH:

Waan-waan Ha lagu dayo – Haddiise loo caal waayo, waa laba miduun:

Madaxwaynuhu ha ka codsado baarlamanka wax ka badal lagu sameeyo xeerka doorashooyinka oo u dhigan sidan:

komishanka waa la kala diri karaa haddii saddexda xisbi sidaa ku heshiiyaan”‘

AMMA

In Maxadwaynuhu ha ku dhawaaqo in wakhti aan dheerayn la Furayo URURADII SIYAASIGA AHAA

Xasan Cabdi Yousuf

Hargeisa , Somaliland

Be the first to comment

Leave a Reply