Muranka Xeerka Mismaamulka Degmooyinka Iyo Goboladan – Xuduudda Goboladu waa Sidii 1960

Ra”yiga Booddllenews:

  1. Xuduudu goboladu waa kuwii 1960 ee 6ii district ee Ingriis laga dhaxlay.
  2. Degmo iyo Gobol waxaa lagu qeexo HALBEEG ( Standard amma معبار)
  3. Tusaale: Gobol waxa Shardi ah eesho shuruudan
  4. A) In dadka ka codeeyaa aanay ka yadayn 40 ,000 amaa 50,000
  5. B) Haddii kale, inuu gobolku ku fadhiyo dhul baaxad wayn oo ka yarayn 100kmx100km = 10,000 km square Sidaa awgeed Somaliland oo ku fadhida Dhul gaadha 137,000 Km squre kama badan karo 14 gobol (137,000/10,000)
  6. Ugu dambayn waxaan Ku talin lahaa in 6 Gobol ee doorashada loo bixiyo 6 Wilaayadood si aan loogu khaldin gabolada maamul dajinta.

Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply