Madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone, Ernest oo kamida goobjoogayaasha doorashada Somaliland usoo xadhko xidhay ayaa bartiisa Twiterka ku qoray…

23
“Waxaan iminka gaadhay Addis Ababa- Ethopia aniga oo ku sii socda Jamhuuriyada Somaliland si aan mar labaad u taageero dhismaha iyo adkeynta nabadda iyo dimuqraadiyada afrika”.