Maamulka Puntland Oo Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ka Joojisay Mashaariic Xukumadda Somaliland Ka Waday

54

Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Badhan ee gobolka Sanaag Xaawo Dable ayaa War Qoraal ah oo ay soosaartay ku Joojisay Mashruuc Biyo gelin ah oo ay waday Wasaarada Biyaha Somaliland.

Image may contain: mountain, outdoor and nature

Laamaha Amaanka puntland ee degmada badhan ayay marwadani u dirtay Warqadan oo ay si toosa u Khusaysay.

No photo description available.

Inta badan Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ayaa ku loolama gacan ku haynta degmada badhan ee gobolka Sanaag.