Heshiiskii Qabailka Habar Garxajis iyo Habar TolJeclo ee Somalida – La Dagaalanka Addonsiga -1855 – (Maid/ Unkur/ Kurrun/Ruquuda/Aid Tarad)

Waxa Tarjumay : Xasan Abdi Yusuf – Hargiesa, Riyadh 

1855 ( Maid/ Unkur/ Kurrum/Ruquuda/Aid Tarad)

Silsiladda Heshiisyadii Qabaailka Somaliland la Galeen  Britain  – Heshiiskii  4aad 1850

Wada-xaajood (Engagement) ay Britain la gadheen  odayaasha Qabailka Habar Garxajis iyo Habar TolJeclo ee Somalida  Tit-tirdda Addonsiga -1855

 

Bi-ismillah Al Raxmaan AlRaxiim, Isga ayaanu Caabudnaa

Sababta Boonkan (this Bond) loo qoray waxay tahay iyadoo laga duulayo dareenka dadnimo iyo iyadoo la doonayo in lagu dhaqmo mabaadiida ay ku dhaqanto Dawladda England waxaannu ogolaanay inaanu dhago-furan u yeellanno soo-jeedinta ka imanaysa saaxiib-kayaga daacadda ah ee W. M Coghlan oo ah Governor-ka Aden . Talooyinkaas oo salka ku hayyah inaanu isaga  u ballan qaadno annaguna ka wada shaqaynno sidii lo tirtir lahaa loona mamnuuci lahaa soo-waaridka Addoonta laga keenayo qayb kasta oo ka mid ah Africa ee loo wado qaybo kale oo Africa ka tirsan amma Asia amma meelo kale oo awoodayadu gaadho.

Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin waxaanu Allah hortiis kaga ballan-qaadaynaa inay dhab naga tahay oo aannu go’aan-sannay inaanu tirtirno soo waaridka addoonta laga keenayo Africa annagoo adeeg-sanayna habkasta oo annu awoodno. Waaxaau ballan qaadaynaa inaanaan annagu addoon dhoofin isla markaasna ka ogolaan dadkayagu inay addoon dhoofiyan. ln Markab kasta oo lagu helo isagoo addoon sida la qabto oo lala wareego addoontana la sii daayo.

Saxeex Nabadeed 

Waxa Saxeexay Odayaal Qabiilka Yemen oo Markhaatiyo ah iyo Odayaal Qabaailka Habar Garxajis iyo Habar Jeclo ka kooban

 PEACE.

Signatures.

No. i. SULTAN MANASSIR BIN Boo BEKR BIN MEHDI, the Qulald,

done at Aour, dated J4th October 1855

No, 2, SULTAN ABOO BEKR BIN ABDULLA BIN MEHDI, the Oulaki,

same date and place.

Part III Somaliland and $to,Qa t $omaLland~(Hab’r G&hajis and Habr Toljaala} 203

No. LXXXVIU.

PEACE.

Signatures

No. 3. SEYED MAHOMED-BIN-ABADER-RAHMAN El TIFFERI, as wit-

ness to Nos. i and 2

No. 4. ALI MAHOMED (Z AID Elder of the HABR GERHAGIS tribe of

SOMALIS at Mail), done the 5th Suffer 1272, correspond-

ing with the ijth October 1855.

No. 5. HIRSEE ALI MAHOMED, Elder of the HABR GERHAGIS tribe

of Somalis at Mail, done the 5th Suffer 1272, correspond-

ing with the i7th October 1855.

No. 6. OMAR-BIN-AHMED-BIN SAID BA-SHITICH as witness to Nos.

4 and 5 (Mahamood) .

No. 7. MAHAMOOD-MAHOMED, Elder of the HABR TALJALA tribe at

Aais, 5th Suffer 1272, corresponding with I7th October




Waxaa soo Ururiyay:



Xasan Cabi Yousuf

Hargeisa , Somaliland 



 

Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply