Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Uu ka Baxay AHUN ODAY/Maxamed Xasan Dheel

181

Tacsi Tiiraanyo Leh: إنا لله و انا إليه راجعون Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Uu ka Baxay AHUN ODAY/Maxamed Xasan Dheel Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.  Samir iyo Iimaan Allah Ha Inaga siiyo Dhammanteen  ا لله و انا إليه راجعون لا حول ولا قوة الا بالله العلي. العظيم