Tacsi Tiiraanyo Leh: إنا لله وإنا إليه راجعون Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Ay Ka Baxday AHUN Cudbi Yuusuf

992

Tacsi Tiiraanyo Leh:

إنا لله وإنا إليه راجعون

Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Ay Ka Baxday AHUN Cudbi Yuusuf (Ilma Xasan Kallax Hooyadood) Oo Maanta ku Geeriyootay Magaalada Hargeisa. Samir iyo Iimaan Allah Ha Inaga siiyo Dhammanteen

إنا لله و إنا إليه راجعون ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم