إنا لله و انا إليه راجعون Tacsi Tiiraanyo Leh: Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Uu ka Baxay AHUN ODAY/MAXAMED JAAMAC GUULEED (DAAD) Oo Shalay Ku Geeriyooday Magaalada Riyadh Saudi Arabia.

375

Tacsi Tiiraanyo Leh: إنا لله و انا إليه راجعون Bahda Booddaalenews Iyo Bulshada Somaliland Ee Saudi Arabia Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ubadkii, Eheladii, Iyo Asxaabtii Uu ka Baxay AHUN ODAY/BEELDAAJE MAXAMED JAAMAC GUULEED ( DAAD) Oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Riyadh Saudi Arabia. Samir iyo Iimaan Allah Ha Inaga siiyo Dhammanteen  ا لله و انا إليه راجعون لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم